Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal kawada Dhoobley (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa abaabul ciidan kawada degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose uu maalmahan booqasho ku joogo. Axmed Madoobe ayaa booqday xero ciidanka daraawiishta maamulka Jubbaland ku leeyihiin degmada Dhoobley, waxa uuna halkaasi kula kulmay saraakiisha iyo ciidanka kala duwan ee xeradaasi ku xareesan. Madaxweynaha Jubbaland oo la hadlay … Continue reading Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal kawada Dhoobley (Daawo Sawirada)